Mengenai Hiil Data
Hiil Data adalah apl yang membolehkan anda mencari maklumat dan mengakses internet.
Hiil Data waa adeeg kuu fududeynaya inaad si dhaqso leh oo ammaan ah uga iibsato xirmooyinka internetka shirkadaha dalka.
Waxaad si sahlan uga dooran kartaa:
shirkadda adeega
xirmada internetka
qiimaha kugu habboon
lambarka lagu shubayo
Hiil Data App wuxuu kaa caawinayaa:
inaad si fudud u aragto xirmooyinka la heli karo
inaad si degdeg ah u sameyso dalab
inaad la socoto xaaladda dalabkaaga
inaad hesho adeeg nidaamsan oo fudud in la isticmaalo
Astaamaha app-ka:
muuqaal nadiif ah oo fudud
dalab sameyn degdeg ah
xulashooyin badan oo xirmooyin ah
la socodka dalabka iyo xaaladdiisa
adeeg ku habboon isticmaalka maalinlaha ah
Hiil Data App boleh didapati di sini sahlanaado helitaanka adeegyada data-da si degdeg ah, ammaan ah, oo hab casri ah
What's new in the latest 1.1.2
Maklumat APK Hiil Data
Versi lama Hiil Data
Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure
Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!




