Tartanka Daariz

Tartanka Daariz

  • 5.5 MB

    Saiz Fail

  • Android 4.4+

    Android OS

Mengenai Tartanka Daariz

Barashada Af-Soomaaliga oo la fududeeyey!

Barnaamijkan waxa loogu taalogalay tartan ee ma aha mid waxbarasho. Waxa lagu tartamayaa xawaaraha akhriska iyo fahanka sheekooyin Soomaali ah. Waxa lagu guuleysanayaa tartanka xaddi lacag ah. Waxa ku jira barnaamijkan hal sheeko taas oo qofka tartanka ka qaybgelayaa uu heli karo kolka uu tartanka ku jiro khadka internetku na u furanyahay. Wakhtiga iyo taariikhda wareegyada waxa aanu ku shaacin doonnaa markasta bogga aanu ku leennahay Facebook. Kolka aanu natiijada tartanka helno kadib, waxa suurogal ah in toos laguu la soo xidhiidho si aad u gasho tartan goobjoog aanu ka nahay.
Tunjukkan Lagi

What's new in the latest 1.0.5

Last updated on 2022-12-28
Ku soo dhawoow Tartanka Daariz. Barnaamijkani waa mid loogu talogalay in lagu tartamo xawaaraha iyo fahamka akhriska.
Tunjukkan Lagi

Video dan tangkapan skrin

  • Tartanka Daariz penulis hantaran
  • Tartanka Daariz syot layar 1
  • Tartanka Daariz syot layar 2
  • Tartanka Daariz syot layar 3
  • Tartanka Daariz syot layar 4
  • Tartanka Daariz syot layar 5

Versi lama Tartanka Daariz

APKPure ikon

Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure

Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!

Muat Turun APKPure
thank icon
Kami gunakan kuki dan teknologi yang lain pada laman web ini untuk menambah baik pengalaman anda.
Dengan klik mana-mana pautan pada halaman ini, anda bersetuju dengan Dasar Privasi dan Dasar Kuki kami.
Baca Yang Selanjutnya