Barashada Af-Soomaaliga oo la fududeeyey!
Barnaamijkan waxa loogu talogalay tartan ee ma aha mid waxbarasho. Waxa lagu tartamayaa xawaaraha akhriska iyo fahanka sheekooyin Soomaali ah. Waxa lagu guuleysanayaa tartanka xaddi lacag ah. Waxa ku jira barnaamijkan hal sheeko taas oo qofka tartanka ka qaybgelayaa uu heli karo kolka uu tartanka ku jiro khadka internetku na u furanyahay. Wakhtiga iyo taariikhda wareegyada waxa aanu ku shaacin doonnaa markasta bogga aanu ku leennahay Facebook. Kolka aanu natiijada tartanka helno kadib, waxa suurogal ah in toos laguu la soo xidhiidho si aad u gasho tartan goobjoog aanu ka nahay.