Murtida Abwaanka

Soomaal Tech
Jul 30, 2021
  • 13.0 MB

    Bestandsgrootte

  • Android 4.1+

    Android OS

Over Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana Lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan Afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa is biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan Karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu weg badan TAHAY, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo laba toona, se waxaan rajaynaynaa in ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha Looga faa'iidaysan Karo qormadana waxaa ka mid ah:

- In sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan Karo.

- In dhextaal Iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, Goor Kasta.

- In lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”

Meer InfoMinder Info

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jul 30, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Murtida Abwaanka APK -informatie

Laatste versie
9.0
Android OS
Android 4.1+
Bestandsgrootte
13.0 MB
Ontwikkelaar
Soomaal Tech
Available on
Veilige en snelle APK Downloads op APKPure
APKPure gebruikt handtekeningverificatie om virusvrije Murtida Abwaanka APK downloads voor u te garanderen.

Oude versies van Murtida Abwaanka

Supersnel en veilig downloaden via de APKPure-app

Eén klik om XAPK/APK-bestanden op Android te installeren!

Downloaden APKPure
Veiligheidsrapport

Murtida Abwaanka

9.0

Het beveiligingsrapport zal binnenkort beschikbaar zijn. Ondertussen willen we erop wijzen dat deze app de initiële veiligheidscontroles van APKPure heeft doorstaan.

SHA256:

42af267b7ee51dfabd980b7b75726bbf63a86d1e956f94cd5ef0baa8b4ba6005

SHA1:

2ffde111493d6d985ceefabb1e761c5c6400ea2f