Murtida Abwaanka


9.0 tarafından Soomaal Tech
Jul 28, 2021 Eski versiyonlar

Murtida Abwaanka hakkında

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal Reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana Lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay Hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo biirayaan.

Anaguna, arrimahaa biirsaday awgood waxa aanu daneynay olduğunu oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, Kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka orta ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu yolu badan TAHAY, mana ku soo koobmi karto Hal dhigane iyo laba Toona, se waxaan rajaynaynaa içinde ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka orta ah:

- içinde sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah ee qaar Kur'an iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu DHex addeegsan karo.

- dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha Kala gedisan, goor kasta.

- Gelen lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo, ah mareego dhowr xiganay oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”

Ek UYGULAMA Bilgileri

En Son Sürüm

9.0

Yükleyen

Mateusz Malarek

Gereken Android sürümü

Android 4.1+

Available on

Daha Fazla Göster

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

İndir

Use APKPure App

Get Murtida Abwaanka old version APK for Android

İndir

Murtida Abwaanka Alternatif

Soomaal Tech geliştiricisinin diğer ürünlerini edinin

Keşfetmek