Soomaali MALL


13 بواسطة Soomaal Tech
20/09/2021 الإصدارات القديمة

Soomaali MALLحول

Waa goob casri ah oo aanu u diyaarinnay Xafiisyada، Ganacsiyada iyo Xarumaha

مركز سومالي الرقمي

Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada، xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.

Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:

Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.

Waxa uu qofka u soo koobayaa، oo uu meel ka wada tusayaa، danihiisa dhaqan dhaqaale.

Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin، maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.

Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.

معلومات أكثر ل تطبيق

احدث اصدار

13

محمل

Ahmad Zada

Android متطلبات النظام

Android 4.1+

Available on

عرض المزيد

Use APKPure App

Get Soomaali MALL old version APK for Android

تحميل

Use APKPure App

Get Soomaali MALL old version APK for Android

تحميل

Soomaali MALL البديل

احصل على المزيد Soomaal Tech

الاكتشاف