AqoonKaal app waaa app loogu tala galay in ay isticmaalaan dhamaan ardada dhigata dugsiyada isticmaala adeega aqoonkaal oo ay bixiso shirkada Kaafiye Technology Center ee ah adeeg lagu maamulo howlaha ka socda dugsiyada hose dhexe sare ee heerka waxbarasho.