Kaiibso Online Market

Kaiibso Online Market

  • 12.9 MB

    Dateigröße

  • Android 4.3+

    Android OS

Über Kaiibso Online Market

Kaiibso Online waa Dukan online ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan

HORUDHAC

Kaiibso Online-Markt Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-Commerce qaybihiisa kala duwan, Wachs und Dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka, Sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaamil la ah kai.

Kaiibso Online-Markt wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay qaab ay isku waa faq san yihin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-Commerce ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.

Waxa uu ka kooban yahay appka

*Einkaufen :

Kaiibso Online-Markt einkaufen Waxaa ka mid ah: Elektronik, Möbel, stationäre iyo Kosmetik.

Kaiibso Online-Markt Waxaa Ka Heli Kartaa Wax Walba Oo Xariir La Leh Shopping.

Kaiibso online market waad ka iibsan kartaa adigoo adeeg sanaya EVC-plus, E-dahab, E-maal, master card

* Maqaayadaha:

Kaiibso Online-Markt Waxaad ka heli kartaa adeeg yada ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab online ah, sidoo kale waxay kaiibso Online-Markt kuu fududayneesaa in laguugu keeno meel kasta oo aad joogto siilaash ah.

Kaiibso Online-Markt Waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada Reisebüros adigoo si fudud uhili kara Dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay baxayaan goobta ay yaan iyo qiimahooda, ka dibna waxa aha si.

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso Online-Markt inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara online ka.

* Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso Onlinemarkt sawirada baabuurta, naqashadaha baabuurta, qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

* Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso on-line-Markt waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka, goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

* Krankenhäuser:

Kaiibso Online-Marktwachsa ay isku xiraysaa macaamiisha iyo Krankenhäuser ka ayada oo u fududayneeso macaamiisha adeeg yada ay bixiyaan Krankenhäuser ka.

Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan zahlen ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab online ah.

** Ujeedada guud:

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda und hayaan ganacsatada ku xiran kaiibso online market.

• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina und diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.

• Inaad Wachs ka iibsan kartid marwalba

Mehr anzeigen

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jan 25, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mehr anzeigen

Videos und Screenshots

  • Kaiibso Online Market Plakat
  • Kaiibso Online Market Screenshot 1
  • Kaiibso Online Market Screenshot 2
  • Kaiibso Online Market Screenshot 3
  • Kaiibso Online Market Screenshot 4
  • Kaiibso Online Market Screenshot 5

Alte Versionen von Kaiibso Online Market

APKPure Zeichen

Superschnelles und sicheres Herunterladen über die APKPure-App

Ein Klick zur Installation von XAPK/APK-Dateien auf Android!

Download APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies