Kaiibso Online Market

Kaiibso Online Market

  • 12.9 MB

    Tamaño de archivo

  • Android 4.3+

    Android OS

Acerca del Kaiibso Online Market

Kaiibso en línea waa Dukan en línea ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan

HORUDHAC

Mercado en línea de Kaiibso Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega Comercio electrónico qaybihiisa kala duwan, waxay u dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka, sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaamil la ah mercado kaiibso en línea.

Kaiibso mercado en línea wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay qaab es isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-commerce ee ka jira gayga soomaalida. Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya.

Waxa uu ka kooban yahay appka

* Compras:

Kaiibso compras en el mercado en línea waxaa ka mid ah: Electrónica, muebles, cosméticos fijos iyo.

Kaiibso mercado en línea waxaa ka heli kartaa cera walba oo xariir la leh compras.

Kaiibso mercado en línea waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-plus, E-dahab, E-maal, master card

* Maqaayadaha:

Kaiibso mercado en línea waxaad ka heli kartaa adeeg yada es bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab en línea ah, sidoo kale waxay kaiibso mercado en línea kuu fududayneesaa en laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah.

mercado en línea Kaiibso WAXA ay Kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada agencias de viajes adigoo si fudud uhili Kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha, xiliga ay ay baxayaan goobta aada yaan Iyo qiimahooda, ka dibna waxaa si sahlan ku iibsan kartaa billete Qaab línea ah.

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso mercado en línea inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara ka en línea.

* Baabuurta:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso mercado en línea sawirada baabuurta, naqashadaha baabuurta, qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta.

* Dhulalka:

Macaamiisha kaiibso mercado en línea waxay si fudud ku ogaan karaan qiimaha dhulka, goobta uu kuyaalo dhulka iyo cabirka uu lee yahay dhulka.

* Hospitales:

Kaiibso mercado en línea waxa es isku xiraysaa macaamiisha iyo hospitales ka ayada oo fududayneeso macaamiisha adeeg yada ay bixiyaan hospitales ka.

Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan números ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab en línea ah.

** Ujeedada guud:

• Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda es un mercado en línea de haan ganacsatada ku xiran kaiibso.

• Inaad si toos ah aad u wici kartid farina aad u diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis.

• Inaad wax ka iibsan kartid marwalba

Mostrar más

Novedades más recientes 9.0

Last updated on 25/01/2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar más

Vídeos y capturas de pantalla

  • Kaiibso Online Market Poster
  • Kaiibso Online Market captura de pantalla 1
  • Kaiibso Online Market captura de pantalla 2
  • Kaiibso Online Market captura de pantalla 3
  • Kaiibso Online Market captura de pantalla 4
  • Kaiibso Online Market captura de pantalla 5

Información de Kaiibso Online Market APK

Última Versión
9.0
Categoría
Compras
Android OS
Android 4.3+
Tamaño de archivo
12.9 MB
Desarrollador
SOSTEC Technologies
Descargas seguras y rápidas de APK en APKPure
APKPure utiliza verificación de firmas para garantizar descargas de Kaiibso Online Market APK libres de virus para ti.

Versiones Antiguas de Kaiibso Online Market

APKPure icono

Descarga rápida y segura a través de APKPure App

¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!

Descargar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies