Kaiibso Online Market

Kaiibso Online Market

SOSTEC Technologies
2020年01月25日
  • 12.9 MB

    ファイルサイズ

  • Android 4.3+

    Android OS

このKaiibso Online Marketについて

Kaiibso Online waa Dukan online ah aad ka iibsan kartid badeecootinka kala duwan

ホルダック

Kaiibso online market Waa shirkad ka dhisan soomaaliya taa soo qabata adeega E-commerce qaybihiisa kala duwan、waxay u dhisan tahay qaab u sahalan macaamilka、sidoo kale waxay ka jawaabaysaa baahida qofkasta oo macaamil la ah kaiibso online market。

Kaiibso online market wuxuu qayb ka yahay hormarka ganacsiga ee kajira gayga soomaaliya

Qaabka uu u shaquuyo appka:

Waxa uu u diyaar san yahay qaab ay isku waa faq san yihiin ganacsiyada soomaalida ayadoo si gaar ah loo fiirinaya adeegyada E-commerce ee ka jira gayga soomaalida。 Taasoo lagu soo bandhigaayo adeeg walbo oo uu u baahan yahay qof walba oo ku nool gayga soomaaliya。

Waxa uu ka kooban yahay appka

*ショッピング:

Kaiibsoオンラインマーケットのショッピングワックスアーカミッドアー:エレクトロニクス、家具、固定イヨ化粧品。

カイイブソオンラインマーケットワックスアカヘリカルタアワックスワルバオーシャリィールラレーショッピング。

Kaiibso online market waad ka iibsan kartaa shoppin adigoo adeeg sanaya EVC-plus、E-dahab、E-maal、master card

*マカアヤダハ:

Kaiibso online market waxaad ka heli kartaa adeeg yaada ay bixiyaan maqaayadaha adigoo kaga dal ban kara qaab online ah、sidoo kale waxay kaiibso online market kuu fududayneesaa in laguugu keeno meel kasta oo aad joogto si bilaash ah。

Kaiibso online market waxa ay kuu sahlaysaa dhamaan adeeg yada travel agency adigoo si fudud uhili kara dhamaan adeeg yada ay bixiyaan diyaaradaha、xiliga ay baxayaan goobta ay aada yaan iyo qiimahooda、ka dibna waxa si ah aah

* Malab:

Waxa uu kuu sahlayaa kaiibso online market inaad si fudud ku heshid malab saafi adigoo ka iibsan kara online ka。

*バーブルタ:

Waxaad ka heli kartaa kaiibso online market sawirada baabuurta、naqashadaha baabuurta、qiimaha baabuurta iyo meelaha laga heli karo baabuurta。

*デュラルカ:

マカアミシャカイブソオンラインマーケットワクシーシフダッドクーオガアンカラアンチイマハドゥルカ、グーバウークヤアロドゥルカイヨカビルカユーリーヤハイドゥルカ。

*病院:

Kaiibso online market waxa ay isku xiraysaa macaamiisha iyo hospitals ka ayada oo u fududayneeso macaamiisha adeeg yada ay bixiyaan hospitals ka。

Sidoo kale waxay si fudud ku iibsan karaan numbers ka dhaqaatiirta ayaka oo u maraayo qaab online ah。

**ウジェダダ・グウド:

•Inaad arki kartid adeegyada iyo badeecadda ay hayaan ganacsatada ku xiran kaiibsoオンライン市場。

•Inaad si toos ah aad u wici kartid farina aad u diri kartid adoo dhex jooktid appka gudiihiis。

•Inaad wax ka iibsan kartid marwalba

もっと見る

最新バージョン 9.0 の更新情報

Last updated on 2020年01月25日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
もっと見る

ビデオとスクリーンショット

  • Kaiibso Online Market ポスター
  • Kaiibso Online Market スクリーンショット 1
  • Kaiibso Online Market スクリーンショット 2
  • Kaiibso Online Market スクリーンショット 3
  • Kaiibso Online Market スクリーンショット 4
  • Kaiibso Online Market スクリーンショット 5

Kaiibso Online Marketの旧バージョン

APKPure アイコン

APKPureアプリで超高速かつ安全にダウンロード

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies