Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Über Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah
(Qoraaga Buugga)
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay
(Agostini F., A. Puglielli und Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska e. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga „Somalia-Italia“ iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Der Dalka Ka Jiray Waxaysababeen in Dib U Habayn Xoog Leh Lagu Sameeyo Mashruuca Qaamuuska.
Waxaa noo suurtaggeli wayday in wachsyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama
What's new in the latest 0.4
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK -Informationen
Alte Versionen von Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.3
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.1
Superschnelles und sicheres Herunterladen über die APKPure-App
Ein Klick zur Installation von XAPK/APK-Dateien auf Android!