Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Abdirahman-Hassan
2020年03月02日
  • 10.0

    1 レビュー

  • 5.8 MB

    ファイルサイズ

  • Android 3.0+

    Android OS

このQaamuuska Af-Soomaaliga (Soomaについて

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

(Qoraaga Buugga)

"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheersoosocotay。Inuumudadaasdheer qaato Waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruaca Bilmibaarista Soomaaliyeed(Studi Somali)、waxaah

(Agostini F.、A。Puglielli e Ciise M. Siyaad、Dizionario Somalo-Italiano、Roma、1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka、Suugaanta iyo Sayniska ee Muq Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaamuddadaas。 Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya、intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga“ Somalia-Italia” iyo burburkiaade xcolae ^ ee dalka ka jiray Waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay(Puglielli 1995、Puglielli e Bitocchi 2009)

Waxaa noo suurtaggeli wayday in Waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah、sida:ereyada farsamada、aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale、sidaas ay tahay arrimahaas nagama aa

もっと見る

最新バージョン 0.4 の更新情報

Last updated on 2020年03月02日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
もっと見る

ビデオとスクリーンショット

  • Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma のアンドロイド公式予告
  • Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma スクリーンショット 1
  • Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma スクリーンショット 2

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Soomaの旧バージョン

APKPure アイコン

APKPureアプリで超高速かつ安全にダウンロード

Android で XAPK/APK ファイルをワンクリックでインストール!

ダウンロード APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies