Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

  • 10.0

    1 Opinie

  • 5.8 MB

    Rozmiar Pliku

  • Android 3.0+

    Android OS

O Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

Waa Qaamuus aad ka heli kartid eray bixin walba oo soomaali ah

(Qoraaga Buugga)

„Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliygala Soomaaliygala (Studi la-kadajka 1985), waxmajka Soomaaliygalis (Studi la-kadamali)

(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba'een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga „Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaedaliyii Ummadda Soomaedaliyii Ummadda Soomaedaliyida ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995, Puglielli e Bitocchi 2009).

Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahairska naganama ay tahay arrimahaaskana naganama horjo-no-da-no.

Pokaż więcej

What's new in the latest 0.4

Last updated on Mar 2, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Pokaż więcej

Filmy i zrzuty ekranu

  • Oficjalny Trailer na Androida
  • Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma screenshot 1
  • Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma screenshot 2

Stare wersje Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

APKPure ikona

Superszybkie i bezpieczne pobieranie za pośrednictwem aplikacji APKPure

Jedno kliknięcie, aby zainstalować pliki XAPK/APK na Androidzie!

Pobierz APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies