Geddi App

Geddi App

Bulsho Tech
20/08/2022
  • 5.0

    Android OS

Acerca del Geddi App

Aplicación Geddi waa Aplicación kuu suura gelinaya inad ka iibsato badeecadaha turkiga

Aplicación Geddi waa Aplicación kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga Somalia, Kenia, Jabuti iyo Itopbiya, Sidoo Kale Geddi Aplicación waxaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha iyo soo saarista Kargo alaabta kuusoo qaada.

Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay muddo 10 daqiiqo ah.

Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan Dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.

Mostrar más

Novedades más recientes 1.1

Last updated on 20/08/2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar más

Vídeos y capturas de pantalla

  • Geddi App Poster
  • Geddi App captura de pantalla 1
  • Geddi App captura de pantalla 2
  • Geddi App captura de pantalla 3
  • Geddi App captura de pantalla 4
  • Geddi App captura de pantalla 5
APKPure icono

Descarga rápida y segura a través de APKPure App

¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!

Descargar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies