دربارهی Geddi App
Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad ka iibsato badeecadaha turkiga
Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga سومالی، کنیا، Jabuti iyo Itopbiya، Sidoo Kale Geddi App waxaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha.
Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay muddo 10 daqiiqo.
Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.
جدیدترین 1.1 چه خبر است
Last updated on 20/08/2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
اطلاعات Geddi App APK
ایمن و سریع APK دانلود در APKPure
APKPure از تأیید امضای نرمافزار برای اطمینان از دانلودهای بدون ویروس APK Geddi App استفاده میکند.

دانلود فوق سریع و ایمن از طریق برنامه APKPure
برای نصب فایل های XAPK/APK در اندروید با یک کلیک!