このGeddi Appについて
Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad ka iibsato badeecadaha turkiga
Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga jooga Somaliya、Kenya、Jabuti iyo Itopbiya、Sidoo Kale Geddi App Waaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha iyo soo saarista Kargo alaabta kuusoo qaada.
Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay Muddo 10 daqiiqo ah.
Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan Dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.
最新バージョン 1.1 の更新情報
Last updated on 2022年08月20日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!