Daariz English

Daariz English

  • 25.7 MB

    Taille de fichier

  • Android 5.0+

    Android OS

À propos de Daariz English

Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey !

Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu talogalay in aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore wax uga taqaannay ba.

Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah in aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo in aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo kale, waxa loo bartaa in aad kula sheekaysto dadyaw aad wax ka dheefayso, ama ugu yaraan in aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub.

Barnaamijkan waxa soo diyaariyay papa luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wax waad ku baran kartaa.

La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida :

● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.

● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. Kula tartan saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.

Bilaw maanta oo go'aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.

Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wax uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa in aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa est qof kasta u saamixi doontaa in uu iskii u dedaalo oo wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.

Voir plus

What's new in the latest 2.1.1

Last updated on 2022-12-27
Waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo oo mihim ahaa. Waa ku kaa! Si xiiso leh u baro Af-Ingiriisida!
Voir plus

Vidéos et captures d'écran

  • Daariz English Affiche
  • Daariz English capture d'écran 1
  • Daariz English capture d'écran 2
  • Daariz English capture d'écran 3
  • Daariz English capture d'écran 4
  • Daariz English capture d'écran 5
  • Daariz English capture d'écran 6
  • Daariz English capture d'écran 7

Informations Daariz English APK

Dernière version
2.1.1
Catégories
Enseignement
Android OS
Android 5.0+
Taille de fichier
25.7 MB
Available on
Téléchargements APK sûrs et rapides sur APKPure
APKPure utilise la vérification de la signature pour garantir des téléchargements de Daariz English APK sans virus pour vous.

Vieilles versions de Daariz English

APKPure icône

Téléchargement super rapide et sûr via l'application APKPure

Un clic pour installer les fichiers XAPK/APK sur Android!

Téléchargement APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies