Daariz English

Daariz English

  • 25.7 MB

    파일 크기

  • Android 5.0+

    Android OS

Daariz English 정보

Barashadii Af-Ingiriisida oo la fududeeyey!

Qaybta barashada Af-Ingiriisida ee barnaamijka Daariz waxa loogu 탈로갈레이 in aad ku barato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Ingiriisida. Af-Ingiriisida waad ka baran kartaa haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad hore wax uga taqaannay ba.

Ujeeddooyin badan ayaa loo bartaa afka Ingiriisida. Waxa ka mid ah in aad ku wanaagsanaato luuqadda kolka aad dugisga ku baranayso, iyo in aad ku kabto aqoonta shaqadaada ama aad shaqo cusub ku raadsato ba. Sidoo 케일, aad kula sheekaysto dadyaw aad wax ka dheefayso, aad maskaxdaada cariso oo aad barto af cusub의 ama ugu yaraan.

Barnaamijkan waxa soo diyaariyay dad luuqaddan iyo dhigisteeda ba aqoon u leh. Waxa ku jira barnaamijka Daariz ee Ingiriisida casharro, laylisyo iyo imtixaanno xiiso leh oo xidhmo-xidhmo ah. Maadaama oo barnaamijkani yahay mid aan u baahnayn khadka internetka, goob kasta iyo goor kasta wax waad ku baran kartaa.

La soo deg barnaamijka Daariz ee Ingiriisida:

● Si aad u koriso aqoontaada naxwaha, tirada ereyada aad taqaanno ama aad ugu tababarato ku-hadalka, akhriska iyo qoraalka Af-Ingiriisida.

● Si aad ugu guuleysato billado iyo geel kolkasta oo aad cutub dhammayso. 쿨라 타탄 saaxiibbadaa tirada geela ah ee aad hesho kolkasta oo aad mustawe ka gudubto.

Bilaw maanta oo go'aanso in aad barato ama kobciso aqoontaada Af-Ingiriisida. La soo deg barnaamijka Daariz ee barashada Ingiriisida.

Waxa aanu ku soo dari doonnaa barnaamijkan cutubyo cusub si aad mustawe hoose ilaa mid sare halkan wax uga barato. Arrinkani waxa uu kaa caawin doonaa in aad barato maaddooyinka kale ee ku qoran Af-Ingiriisida sida Xisaabta iyo Sayniska. Tani waxa ay qof kasta u uu iskii u dedaalo oo wax u barto hadhaw na u fadhiisto imtixaanno lagu helayo shahaadooyin kala geddisan.

더 보기

What's new in the latest 2.1.1

Last updated on 2022-12-27
Waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo oo mihim ahaa. Waa ku kaa! Si xiiso leh u baro Af-Ingiriisida!
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Daariz English 포스터
  • Daariz English 스크린샷 1
  • Daariz English 스크린샷 2
  • Daariz English 스크린샷 3
  • Daariz English 스크린샷 4
  • Daariz English 스크린샷 5
  • Daariz English 스크린샷 6
  • Daariz English 스크린샷 7

Daariz English apk 정보

최신 버전
2.1.1
카테고리
교육
Android OS
Android 5.0+
파일 크기
25.7 MB
Available on
APKPure에서 안전하고 빠른 APK 다운로드
APKPure는 바이러스 없는 Daariz English APK 다운로드를 위해 서명 확인을 사용합니다.

Daariz English의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기