Murti iyo Maahmaahyo

  • 10.0

    2 Recensioni

  • 7.0 MB

    Dimensione

  • Android 4.0+

    Android OS

Informazioni su Murti iyo Maahmaahyo

Maahmaahyo, tiroley, Googaalaysi, in ka Badan 4.500, Xiiso Fudayd Iyo Hanaanba.

Waa barnaamij xiiso Badan, isla markaasna koobaya dhinacyo Badan oo ka midaa Murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo Badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan Ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay Ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa marzo walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino. cera aad Fadlan HADII cusub nagu soo kor dhinaysid, ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan
Mostra AltroMostra meno

What's new in the latest 1.8

Last updated on 2017-05-10
Waxaa Lagu soo Kordhigay
* Sheekooyin, Murti iyo Mala'awaalkoodii wata

Vecchie versioni di Murti iyo Maahmaahyo

Download super veloce e sicuro tramite l'app APKPure

Basta un clic per installare i file XAPK/APK su Android!

Scarica APKPure