Murti iyo Maahmaahyo

  • 10.0

    2 İncelemeler

  • 7.0 MB

    Dosya Boyutu

  • Android 4.0+

    Android OS

Murti iyo Maahmaahyo hakkında

Maahmaahyo, tiroley, Googaalaysi, ka Badan 4500 yılında Xiiso Fudayd Iyo Hanaanba.

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo Kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa Mart walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino. Fadlan hadii aad balmumu cusub nagu Soo kor dhinaysid, AMA fiiro gaaraa leedahay noogu Soo dir E-POSTA-ka, Hoos ku xusan
Daha Fazla GösterDaha az göster

What's new in the latest 1.8

Last updated on 2017-05-10
Waxaa Lagu soo Kordhigay
* Sheekooyin, Murti iyo Mala'awaalkoodii wata

Murti iyo Maahmaahyo'in eski sürümleri

APK Uygulaması ile Süper Hızlı ve Güvenli İndirme

XAPK/APK dosyalarını Android'e yüklemek için tek tıkla!

İndir APKPure