Murti iyo Maahmaahyo

  • 10.0

    2 جائزے

  • 7.0 MB

    فائل سائز

  • Android 4.0+

    Android OS

About Murti iyo Maahmaahyo

Maahmaahyo, tiroley, Googaalaysi, in ka badan 4,500, Xiiso Fudayd Iyo Hanaanba.

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan
مزید دکھائیںکم دکھائیں

What's new in the latest 1.8

Last updated on 2017-05-10
Waxaa Lagu soo Kordhigay
* Sheekooyin, Murti iyo Mala'awaalkoodii wata

APKPure ایپکےذریعےانتہائی تیزاورمحفوظڈاؤنلوڈنگ

Android پر XAPK/APK فائلیںانسٹالکرنےکےلیےایککلککریں!

ڈاؤن لوڈ کریں APKPure