ATA agency


1.3 by Duuliye
2023年04月27日 旧バージョン

ATA agencyについて

ATA - 航空業界団体

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

エアライン トレード アソシエーション ( ATA ) は、航空会社と航空会社の関係者です。

Shirkadda ATA wasaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. sidoo ケール ATA ワクサ アイ ワダシャケイン & ザリイル ドー ラ リーダハイ インタ バダン シルカダハ ディヤアラダハ カーラムカ

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.

Haddaba Haddii aad leedahay 旅行代理店 Halkan kala soo dag アプリケーション-ka ATA Agency oo soo geli ユーザー名とパスワード-kaaga.

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:

marka aad soo gasho app-kawaxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay「フライトを検索」。

Waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay 「予定されたフライト」 kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dibu u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA.

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.

シドゥー・ケール・ハディ・アド・ドゥーニーソ・イン・アード・サファルト・ゴボラダ・ダルカ・アマバ・グード・アハーン・ドゥニダ・オー・ダン・カリヤ・ラソー・ダグ・アップカ・カスリーガ・アー・イー・アタ。

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso、halkanna magaalada aad u sucoto、kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo 「フライト検索」。 Waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.

sidoo ケール ワックス aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Upcoming flight-ka"

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee Mudnaanta gaarka ah yeelan doona.

マハサニド

アプリの追加情報

最終のバージョン

1.3

投稿者

Ali Al-Issawi

Android 要件

Android 7.0+

Available on

もっと見る

APKPure Appを使用する

ATA agencyの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

APKPure Appを使用する

ATA agencyの旧いバージョンをダウンロードすることが可能

ダウンロード

ATA agencyの類似アプリ

Duuliye からもっと手に入れる

発見