ATA agency

Duuliye
2023年07月08日
  • 12.3 MB

    文件大小

  • Android 7.0+

    Android OS

关于ATA agency

ATA-- 航空公司贸易协会

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

航空公司贸易协会 (ATA) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu keentay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda。

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka。 sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda。

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka。

Haddaba Haddii aad leedahay Travel Agent Halkan kala soo dag Application-ka ATA Agency oo soo geli 用户名和密码-kaaga。

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberskan:

marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay。 ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan。 sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka door waqtiga bixitaan-ka。 halkanna ka door inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso。 Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay“搜索航班”。

waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay“定期航班”kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan。

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya。 ka dib u door macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan 电子邮件-ka lagu dirayo Ticket-ka。

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Agents-ka ugu isticmaal-ka badan Application-kan casriga ah ee ATA。

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh。

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA。

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso、halkanna magaalada aad u sucoto、kadib door xilliga aad baxeyso isla markaana ka door halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba。 kadib ku dhufo“搜索航班”。 waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto。

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah“即将到来的航班-ka”

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona。

马哈德萨尼德

更多收起

最新版本1.3的更新日志

Last updated on 2023年07月08日
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

ATA agency APK信息

最新版本
1.3
Android OS
Android 7.0+
文件大小
12.3 MB
开发者
Duuliye
Available on
在APKPure安全快速地下载APK
APKPure 使用签名验证功能,确保为您提供无病毒的 ATA agency APK 下载。

ATA agency历史版本

ATA agency 1.3

2023年07月08日12.3 MB
下载

ATA agency 1.2

2023年04月03日14.5 MB
下载

在APKPure上极速安全下载应用

一键安装安卓XAPK/APK文件!

下载 APKPure