Giới thiệu về ATA agency

ATA - hiệp hội thương mại hàng không

Kusoo Dhawoow Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada Casriga Ah ee ATA

Hiệp hội Thương mại Hàng không ( ATA ) waa Shirkaddii ugu Horeysay ee meel qura isugu dirtytay adeegyada Duulimaadyada Casriga ah ee Dalka & Dibadda.

Shirkadda ATA waxaa ku mideysan guud ahaan Shirkadaha Diyaaradaha ee ka hawl gala dalka. Sidoo kale ATA waxa ay wadashaqeyn & xariir dhaw la leedahay inta badan Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka

Shirkadda Adeegyada Duulimaadyada casriga ah ee ATA ayaa hergelisay markii ugu horeysay Nidaam casri ah oo ay musaafiriinta Soomaaliyeed ay kawada heli karaan guud ahaan duulimaadyada dalka & dibadda.

Hadafka Shirkadda ATA waa iney daboosho isla markaana casriyeyso baahiyaha adeeg bixinta duulimadyada gudaha iyo dibadda iyo isku xirka nidaamka duulimadyada gudaha dalka iyo kuwa calaamka.

Haddaba Haddii aad leedahay Đại lý du lịch Halkan kala soo dag Ứng dụng-ka Đại lý ATA oo soo geli Tên người dùng & mật khẩu-kaaga.

Fiiro Gaar Ah: Haddii aadan wali Helin User-kaaga Fadlan Nagala Soo xariir Numberkan:

marka aad soo gasho app-ka waxa halkan kaaga soo muuqan doona xogta xafiis-kaaga Tikidhada aad jartay & sidoo kale kuwa aad canceshay. ku dul dhufo halkan si aad u hesho xogta oo faah-faahsan. sidoo kale si aad ugu jarto Tikidh Macmiil fadlan ku dhufo halkan ay calaamada diyaaradda kaaga muuqato

kadib halkan ka dooro magaalada uu macmiilka ka baxayo & magaalada uu safrayo sidoo kale halkanna ka dooro waqtiga bixitaan-ka. halkanna ka dooro inta qof ay yihiin macaamiisha aad tikid-ka U jareyso. Kadib ku dhufo halkan ay ku qorantahay "Tìm kiếm chuyến bay".

waxa aad sidoo kale si fudud qeybtan ay ku qoran tahay "Chuyến bay theo lịch trình" kaga heli kartaa Duulimad-yada qorsheesan Isbuucan.

ka dhufo duulimaad-ka oo geli halkan Number-ka & Magaca macmiil-ka Safraya. ka dib u dooro macmiilka kursiga uu ka fadhiisan doono Diyaaradda oo geli halkan Email-ka lagu dirayo Ticket-ka.

Mudane waad kumahadsantahay wadashaqeyntaada Hufan waxa aanna kuugu bishaareynaynaa inaan Dhawaan bixin doono abaal

marinno qaali ah oo aan siin doono Đại lý-ka ugu isticmaal-ka badan Ứng dụng-kan casriga ah ee ATA.

haddaba ka mid noqo xafiis-yada aan abaal-marin doono oo u door macaamiishaada Safar Raaxo Leh.

Sidoo kale haddi aad dooneyso in aad u safarto gobolada dalka amaba guud ahaan dunida oo dhan kaliya lasoo dag appka casriga ah ee ATA.

oo geli halkan magaalada aad ka safreyso, halkanna magaalada aad u sucoto, kadib dooro xilliga aad baxeyso isla markaana ka dooro halkan inta qof ee aad tihiin dhalin & dhallaan intaba. kadib ku dhufo "tìm chuyến bay". waxa aad durbadiiba kuusoo baxaya inta duulimaad ee maalinkaa la heli karo iyo shirkadaha diyaaradaha ee u safraya magaalada aad u socoto.

sidoo kale waxa aad qeybtan si fudud kala socon karataa duullimaadyada soo socda ee dhawaan galka ah "Chuyến bay sắp tới-ka"

haddaba macmiil lasoo dag app-ka casriga ah ee ATA oo noqo isitcmaalaha ugu horreeya ee mudnaanta gaarka ah yeelan doona.

Mahadsanid

Hiển thị nhiều hơnHiển thị ít hơn

What's new in the latest 1.3

Last updated on Jul 8, 2023
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Thông tin APK ATA agency

Phiên bản mới nhất
1.3
Android OS
Android 7.0+
Dung lượng tệp
12.3 MB
Nhà phát triển
Duuliye
Available on
Tải APK an toàn và nhanh chóng trên APKPure
APKPure sử dụng xác minh chữ ký để đảm bảo tải APK miễn phí virus cho ATA agency.

Phiên bản cũ của ATA agency

Tải xuống siêu nhanh và an toàn thông qua Ứng dụng APKPure

Một cú nhấp chuột để cài đặt các tệp XAPK/APK trên Android!

Tải về APKPure