Qaryaan Zeko

Qaryaan Zeko

Tanotek
Nov 27, 2020
  • 2.0 MB

    파일 크기

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Qaryaan Zeko 정보

Magacaygu waa Abdirizak 모하메드 자마 (Qaryaan Zeko).

Waxan ahay Hal-abuur ku maansooda afka soomaaliga ah ee hodanka ah.

Ujeeddada aan u sameeyey (App) kan, waa in aan ku gaadhsiiyo bulshadayda

Suugaan faa’iido u leh, kana hadalysa (D h i i r r g e l i n ta) iyo ku baraarugga nolosha,

Waxaa kale oo aad ka heli doontaan suugaan badan oo ka hadalysa

Nolosha midabbadeeda, wixii cusub ee aan soo kordhiyana waan soo gelindoonaa

In sha allah.

Waxa ka mid ah qaybta dhiirrigelinta :

 Diinkuba tallaabuu rogaa taag yaraan socod.

 Meel tuuryo gaadhuu ku tegi toban dharaaroode,

 Adigoo ka tamar weyn maxaa talagal kuu diiday.

• Hawada sare xiddigo joogiyo,

• Adoo dayax hiigsanaaya.

• Ha siin hawadan sokeysa,

• Hankaaga daruurta joogta.

 Qof kastaba hankiisiyo,

 Intuu hawl-kar leegyahay.

 Hadaf kaad ka garataa,

 Gabagabo halkuu dhigo.

 Ama ruux harraadoo,

 Biyo lagu habaad noqon.

 Ama maan hammuun qaba,

 Oo yoolku hagayoo,

 Garashadu hagtaad noqon.

더 보기

What's new in the latest 1.0

Last updated on 2020-11-27
Version 1.0
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Qaryaan Zeko 포스터
  • Qaryaan Zeko 스크린샷 1
  • Qaryaan Zeko 스크린샷 2
  • Qaryaan Zeko 스크린샷 3

Qaryaan Zeko의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기