SafarKaab - Travel Booking

SafarKaab - Travel Booking

SAFARKAAB
Oct 29, 2021
  • 5.0

    Android OS

About SafarKaab - Travel Booking

Ka booking garayso Hoteelka ama Bus ka application ka Safarkaab dhexdiisa.

SAFARKAAB waa shirkad u sahlaysa socotada u kala gooshaya magaalooyinka adeega ballansashada ( Booking) ee Hoteelada iyo Basaska hab online ah.

Macmiilku waxa uu ka ballansan karaa ama ka booking garaysan karaa hoteelada ama Basaska isagoo adeegsanya (website-ka , application-ka , call center-ka oo ah [Tel: 2092] ee SAFARKAAB) isagoon wali gaadhin goobta uu u safrayo muddo daqiiqado guduhood ah.

Sida looga ballansado safarkaab Hoteelada hoos ka akhri:

1.Macmiilku waxa uu ka dhex samaysanaya xisaab applicationka ama website si uu u isticmaalo adeega.

2.Waxa uu dooranayaa goobta uu u safrayo ee uu ka rabo hoteelka uu ku dagayo.

3.Waxa uu dooranaya taariikhda uu galayo hoteelka iyo ta uu ka baxayo (check-in check-out) sidoo kale tirada qolalka uu rabo iyo tirada inta qof ee la socota haday caruuryihiin iyo hadii kale.

4.Ka dib wuu baadhaya waxana u soo baxaya Hoteelada goobtaa uga diwaangashan safarkaab waxana uu ka dhex dooranaya hoteelka uu rabo.

5.Ka dib waxa loo xaqiijinyaa dalabkiisa waxaana u soo dhacaya fariin ah ticket, SMS iyo Email oo cadaynaysa in loo ballamiyay hoteelka qolka uu booking garaystay.

Sida looga Ballansado Safarkaab Basaska Hoos ka akhri:

1.Macmiilku waxa uu ka dhex samaysanaya xisaab applicationka ama website si uu u isticmaalo adeega.

2.Macmiilku waxa uu dooranyaa goobta uu ka tagayo iyo goobta uu u safrayo.

3. Waxa uu dooranyaa Bus ka uu raacayo iyo inta qof ama caruur ee uu wato

4. Ka dib waxa loo xaqiijinyaa dalabkiisa waxaana u soo dhacaya fariin ah ticket, SMS iyo Email oo cadaynaysa in loo ballamiyay Bus ka goobtaas ka safraya ee uu booking garaystay.

Show More

What's new in the latest 3.0.0

Last updated on Oct 29, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Show More

Videos and Screenshots

  • SafarKaab - Travel Booking poster
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 1
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 2
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 3
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 4
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 5
  • SafarKaab - Travel Booking screenshot 6
APKPure icon

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App

One-click to install XAPK/APK files on Android!

Download APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies