”Waxkabaro Academy

Waxkabaro Academy

waxkabaro
Mar 10, 2021
  • 2.8 MB

    ขนาดไฟล์

  • Android 4.1+

    Android OS

เกี่ยวกับ Waxkabaro Academy

Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka, Computerka iyo kuwo kale

Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:

English inside out 5 Levels

1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada englishka

2) Beginner book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska luuqada englishka sida grammar bilow ah

3) Pre-intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha dhexe sida tenseska luuqada englishka iyo reading and writing .

4) Intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha sare ee luuqada englishka

5) Advance english oo ku baxayo english ku english oo lagu bari doonto haduu allah idmo advanced language.

Koorsoyinka kale waxaa ka mid ah

Computer Basic oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska computerka adigo lagu fahansiin doono qaab casri ah.

Multimedia sida photoshop, Video editing iyo wixi la mid ah.

Barashada luuqada somaliga

Barashada xisaabta

Barashada Computer programming

Barashada Accounting and finance.

iyo koorsoyin kale oo badan

แสดงเพิ่มเติม

What's new in the latest 1.0

Last updated on 2021-03-10
New updated for waxkabaro academy
แสดงเพิ่มเติม

วิดีโอและภาพหน้าจอ

  • Waxkabaro Academy โปสเตอร์
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 1
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 2
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 3
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 4
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 5
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 6
  • Waxkabaro Academy ภาพหน้าจอ 7

Waxkabaro Academy รุ่นเก่า

APKPure ไอคอน

การดาวน์โหลดที่รวดเร็วและปลอดภัยเป็นพิเศษผ่านแอป APKPure

คลิกเพียงครั้งเดียวเพื่อติดตั้งไฟล์ XAPK/APK บน Android!

ดาวน์โหลด APKPure
thank icon
เราใช้คุกกี้และเทคโนโลยีอื่น ๆ บนเว็บไซต์นี้ เพื่อปรับปรุงประสบการณ์การใช้งานของคุณ
การคลิกลิงก์ใด ๆ ในหน้านี้แสดงว่าคุณยินยอมในส่วนของ นโยบายความเป็นส่วนตัว และ นโยบายคุกกี้ ของเรา
เรียนรู้เพิ่มเติม