Waxkabaro Academy

Waxkabaro Academy

waxkabaro
10/03/2021
  • 2.8 MB

    حجم الملف

  • Android 4.1+

    Android OS

عن Waxkabaro Academy

Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka، Computerka iyo kuwo kale

Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:

English inside out 5 Levels

1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada englishka

2) Beginner book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska luuqada englishka sida grammar bilow ah

3) Pre-intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha dhexe sida tenseska luuqada englishka iyo reading and writing .

4) Intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha sare ee luuqada englishka

5) Advance english oo ku baxayo english ku english oo lagu bari doonto haduu allah idmo advanced language.

Koorsoyinka kale waxaa ka mid ah

Computer Basic oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska computerka adigo lagu fahansiin doono qaab casri ah.

Multimedia sida photoshop, Video editing iyo wixi la mid ah.

Barashada luuqada somaliga

Barashada xisaabta

Barashada Computer programming

Barashada Accounting and finance.

iyo koorsoyin kale oo badan

عرض المزيد

What's new in the latest 1.0

Last updated on 2021-03-10
New updated for waxkabaro academy
عرض المزيد

فيديوهات ولقطات الشاشة

  • Waxkabaro Academy الملصق
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 1
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 2
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 3
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 4
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 5
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 6
  • Waxkabaro Academy تصوير الشاشة 7

الإصدارات القديمة لـ Waxkabaro Academy

APKPure أيقونة

قم بتنزيل سريع وآمن بالغاية عبر تطبيق APKPure

قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!

تحميل APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies