Waxkabaro Academy

Waxkabaro Academy

waxkabaro
Mar 10, 2021
  • 2.8 MB

    파일 크기

  • Android 4.1+

    Android OS

Waxkabaro Academy 정보

Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka, Computerka iyo kuwo kale

Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:

English inside out 5 Levels

1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada englishka

2) Beginner book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska luuqada englishka sida grammar bilow ah

3) Pre-intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha dhexe sida tenseska luuqada englishka iyo reading and writing .

4) Intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha sare ee luuqada englishka

5) Advance english oo ku baxayo english ku english oo lagu bari doonto haduu allah idmo advanced language.

Koorsoyinka kale waxaa ka mid ah

Computer Basic oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska computerka adigo lagu fahansiin doono qaab casri ah.

Multimedia sida photoshop, Video editing iyo wixi la mid ah.

Barashada luuqada somaliga

Barashada xisaabta

Barashada Computer programming

Barashada Accounting and finance.

iyo koorsoyin kale oo badan

더 보기

What's new in the latest 1.0

Last updated on 2021-03-10
New updated for waxkabaro academy
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Waxkabaro Academy 포스터
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 1
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 2
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 3
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 4
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 5
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 6
  • Waxkabaro Academy 스크린샷 7

Waxkabaro Academy의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기