Soomaali MALL hakkında
Waa goob casri ah oo aanu u diyaarinnay Xafiisyada, Ganacsiyada iyo Xarumaha
SOOMAALI DİJİTAL AVM
Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.
Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:
Waxa uu ve fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.
Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale.
Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.
Waxa uu qofku si toos ah mum u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.
What's new in the latest 13
Last updated on Aug 22, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Soomaali MALL APK Bilgileri
En son sürüm
13
Kategori
İşAndroid OS
Android 4.1+
Dosya Boyutu
34.5 MB
Geliştirici
Soomaal Techİçerik derecelendirmesi
Teen
Güvenli ve Hızlı APK İndirmeleri APKPure'de
APKPure, virüssüz Soomaali MALL APK indirmelerini sağlamak için imza doğrulaması kullanır.
Soomaali MALL'in eski sürümleri
APK Uygulaması ile Süper Hızlı ve Güvenli İndirme
XAPK/APK dosyalarını Android'e yüklemek için tek tıkla!







