Soomaali MALL

Soomaali MALL

Soomaal Tech
Aug 22, 2022
  • 34.5 MB

    Ukuran file

  • Android 4.1+

    Android OS

Tentang Soomaali MALL

Waa goob casri ah oo aanu u diyaarinnay Xafiisyada, Ganacsiyada iyo Xarumaha

SOOMAALI DIGITAL MALL

Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.

Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah:

Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.

Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale.

Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.

Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.

Tampilkan Selengkapnya

What's new in the latest 13

Last updated on Aug 22, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Tampilkan Selengkapnya

Video dan tangkapan layar

  • Soomaali MALL poster
  • Soomaali MALL screenshot 1
  • Soomaali MALL screenshot 2
  • Soomaali MALL screenshot 3
  • Soomaali MALL screenshot 4
  • Soomaali MALL screenshot 5
  • Soomaali MALL screenshot 6
  • Soomaali MALL screenshot 7

Versi lama Soomaali MALL

Soomaali MALL 13

34.5 MBAug 22, 2022
Unduh

Soomaali MALL 10

34.4 MBJul 7, 2021
Unduh

Soomaali MALL 9

33.2 MBJun 20, 2021
Unduh

Soomaali MALL 1.0

11.3 MBJan 27, 2019
Unduh
ikon APKPure

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure

Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!

Unduh APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies