Soomaali MALL

Soomaali MALL

Soomaal Tech
Aug 22, 2022
  • 34.5 MB

    파일 크기

  • Android 4.1+

    Android OS

Soomaali MALL 정보

Waa goob casri ah oo aanu u diyaarinnay Xafiisyada, Ganacsiyada iyo Xarumaha

SOOMAALI 디지털 몰

Mall-kani waxa boos ka qabsan kara dhamaan ganacsiyada, xafiisyada iyo xarumaha dadka soomaaliyeed.

Faa'iidooyinkiisa waxa ka mid ah :

Waxa uu si fudud isugu xidhayaa dadka iyo daneeyayaashooda.

Waxa uu qofka u soo koobayaa, oo uu meel ka wada tusayaa, danihiisa dhaqan dhaqaale.

Qofka halkan soo booqdaa waxa uu qaadan karaa go'aan fiican oo aanu hadhaw qoomameynin, maadaama oo wixii uu u baahnaa ishiisu badi aragtay.

Waxa uu qofku si toos ah wax u weydiin karaa maamuleyaasha xafiisyada ama xarumaha ganacsi ee boos ku leh bartani.

더 보기

What's new in the latest 13

Last updated on Aug 22, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
더 보기

비디오 및 스크린 샷

  • Soomaali MALL 포스터
  • Soomaali MALL 스크린샷 1
  • Soomaali MALL 스크린샷 2
  • Soomaali MALL 스크린샷 3
  • Soomaali MALL 스크린샷 4
  • Soomaali MALL 스크린샷 5
  • Soomaali MALL 스크린샷 6
  • Soomaali MALL 스크린샷 7

Soomaali MALL의 오래된 버전

APKPure 아이콘

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure
thank icon
사용자 환경을 개선하기 위해 이 웹 사이트의 쿠키 및 기타 기술을 사용합니다.
이 페이지의 링크를 클릭하면 당사의 개인 정보 보호 정책쿠키 정책에 동의하는 것입니다.
더 알아보기