Xeel-Daaq

Xeel-Daaq

  • 16.8 MB

    حجم الملف

  • Android 4.1+

    Android OS

عن Xeel-Daaq

xeelDAAQ، waa hage ku baraaya sidii aad u sameysan lahayd ganacsi kugu filan.

xeelDAAQ، waa hage si kooban kuu tusaaya dhacdooyinka

suurogalka ah ee aad la kulmi karto، hayaanka-hawleed intaad

ku gudajirto. Marleyna ma aha inay kuwaa laftoodu dhacaan

ama inay dhici doonaani. Dhugo oo kaliya، dabeedna qaado

اذهب ‟aankaaga. Waa saddex miduun aragti ahaan oo waa: hadal، hawl iyo waxqabad، ama hiil. Xeeldaaqna waa intaba.

Bahda qalinlayda iyo gole aqooneed kasta waxa dhex iyo nud u

ahi waa boorrin iyo tusaalayn. Waana gudbin ujeedadoodu iyo

inay baahiyaan wixii kastee ay u gartaan samo iyo inuu

ogaansho u qalmo. Qormaduna intaasi yuunbay ka duulaysaa،

oo waxa ula-jeedadu tahay in dhalinyar badani ku dhiirato

bilawga arrin u gaara، iyo abbaabulka hawl ay iskood u

yeeshaan maaraynteeda. Hab raacu waa kala gedismi karaa

siday ayaamihii tagay werinayaan. Lama hayo jid toosan oo

laysla yaqaano inuu dhab u daadihiyo guusha، mana jiro mid ka

ag dhow oo isna yeedhiya meerisyadda ay cawda saldhiga ahi

ka tolan tahay. Hubaashii se، dhabbada la maraayo، hubka la sito iyo gunaanadka intaba waa lagu kala gedisan yahay. Cid kastoo tidhaahda jarranjaradaa qad، iyo taa kale u marna run may sheegin. Layskaga mid maaha xagna، oo lagama midaysna humaaga kore mooyee wax kale. Kaliya waxa la wadaagaa waa hanaanka qorshaymeed، hab-samida iyo rabitaanka guusha.

عرض المزيد

What's new in the latest 5.0

Last updated on 2020-11-26
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka guud oo aanu qurxinnay...Iyo Woxogaa Ads ah oo aanu ku darnay...
عرض المزيد

فيديوهات ولقطات الشاشة

  • Xeel-Daaq الملصق
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 1
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 2
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 3
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 4
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 5
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 6
  • Xeel-Daaq تصوير الشاشة 7

معلومات Xeel-Daaq APK

احدث اصدار
5.0
Android OS
Android 4.1+
حجم الملف
16.8 MB
المطور
Soomaal Technology
Available on
تنزيلات APK آمنة وسريعة على موقع APKPure
يستخدم APKPure التحقق من التوقيع لضمان تقديم تنزيلات خالية من الفيروسات لـ Xeel-Daaq APK لك.

الإصدارات القديمة لـ Xeel-Daaq

APKPure أيقونة

قم بتنزيل سريع وآمن بالغاية عبر تطبيق APKPure

قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!

تحميل APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies