Sheekh Isaxaaq

Sheekh Isaxaaq

  • 26.9 MB

    حجم الملف

  • Android 4.0.3+

    Android OS

عن Sheekh Isaxaaq

Sh.Isaxaaq wuxuu ku dhashay magaalada Samaara ee dalka Ciraaq sannadkii 488-Hijr

Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay Caasimada maamulka Cabbaasiyiinta sannadihii 221-278 Hijra (AD836-891) ka hor intaan caasimadda loo soo wareejin magaalada Bagdaad. Waxaana muuqata inuu Sheekh Isaxaaq magaaladaasi ku soo barbaaray، kuna bilaabay barashada diinta Islaamka iyo afka carabigaba.

Hase ahaatee duruufuhu umay saamixin inuu magaaladaasi ku sii noolaado. Waayo، isagoo weli caruur ah، ayuu awoowgii go ‟aansaday inuu Ciraaq ka haajiro oo uu iskaga guuro، si uu uga fogaado meelaha maamulkaasi ka wado cadaadinta iyo xasuuqa.

Qoraalada xilliyadaasi ka warramayaana، waxay si faahfaahsan uga warramayaan cadaadiskii iyo xasuuqii lagu hayey dadka Aala-Baytka ah ee Xasan iyo Xuseen ku abtirsada، Gaar ahaan culimada waaweyn.

Taasoo abuurtay inay culimo badani isqariyaan ama ay ka haajiraan dalka Ciraaq.

Sannadkii 498 Hijra (AD1105) ayuu Maxamed bin Xuseen oo Awoow u ahaa الشيخ Isaxaaq ka soo haajiray magaalada Samaaraa ee dalka Ciraaq.

Waxaana la socday dhammaan xaasaskiisii، carruurtiisii، iyo wixii ay sii dhaleen، oo isugeynta tiradoodu kor u dhaaftay 90 qof. Waxayna u soo haajireen magaalada Madiina. Sagaal wiil oo saddex bahood kala ah ayuu dhalay Maxamed bin Xuseen oo awoow u ahaa Sheekh Isaxaaq.

عرض المزيد

What's new in the latest 3.0

Last updated on 2021-10-21
Waxaanu Ku Soo Kordhinay:
Muuqaalka Hore Oo Aanu Qurxinay...
Android 6 kana Waa Lagu Isticmaali Karaa Hadda...
عرض المزيد

فيديوهات ولقطات الشاشة

  • Sheekh Isaxaaq الملصق
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 1
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 2
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 3
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 4
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 5
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 6
  • Sheekh Isaxaaq تصوير الشاشة 7

معلومات Sheekh Isaxaaq APK

احدث اصدار
3.0
Android OS
Android 4.0.3+
حجم الملف
26.9 MB
المطور
Soomaal Technology
Available on
تنزيلات APK آمنة وسريعة على موقع APKPure
يستخدم APKPure التحقق من التوقيع لضمان تقديم تنزيلات خالية من الفيروسات لـ Sheekh Isaxaaq APK لك.

الإصدارات القديمة لـ Sheekh Isaxaaq

APKPure أيقونة

قم بتنزيل سريع وآمن بالغاية عبر تطبيق APKPure

قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!

تحميل APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies