Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

Über Hir iyo Hiigsi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Arrameo Badan Oo Muhiima, Waa Qormo Ka Warameysa

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; wachsay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.

Dhiganahani wachsa uu astaan ​​ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo Waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo wachsa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii wachsaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wachs kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa wachsaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed ’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa wachsaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, wachsaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wachs kasoo xigano. Xogta Qoran Waxaa Ka Mid Ah Qeybo Xigasho Oo Toos Ah, Waxaana Weheliya Jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo Waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana wachsaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato’e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.

Übersetzung wird geladen...

Zusätzliche APP Informationen

Aktuelle Version

Hir iyo Hiigsi Update anfordern 5.0

Von hochgeladen

Amir Daus

Erforderliche Android-Version

Android 4.1+

Mehr anzeigen

Was ist neu in der neuesten Version 5.0

Last updated on Oct 13, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

Mehr anzeigen

Hir iyo Hiigsi Screenshots

Kommentar wird geladen...
Sprachen
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolgreich abonniert!
Sie haben jetzt APKPure abonniert.
Abonnieren Sie APKPure
Erhalten Sie als der Erste den Zugang zu Vorabversionen, Neuigkeiten und Anleitungen der besten Android-Spiele und -Apps.
Nein, danke
Anmeldung
Erfolg!
Sie sind jetzt unseren Newsletter abonniert.