Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

關於Hir iyo Hiigsi

阿奎歐尼德·伊約·希西斯(Hyo Aqooneed Iyo Hiigsi)

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; Waxay Ka Turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh。 Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aoo ku ku gabagabooba guul,badhaadhe iyo nolol wanaagsan。

迪加納尼(Dhiganahani) si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan。

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta,kuwaas oo ah ah isha kaliya ee ummadan。 Qormadani waa hir aqooneed,或horumarineed的ooooray soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya或; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba彌丹。 Sidoo kalena waa hiigsi nololeed,oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in dhabeeyaa ay haboon tahay,kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

loo asteeyay sarreedada bulshooyinka。

Runtii waxaan afeef ka leeyahay,arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha,oo ka duulaya wanaag,se laakiin aanay khasab ahayn在la waafaqaa中。 Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada。 Sidaasoo ay tahay,raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa,wixii kasta ee eed’yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin。

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo。 Hawshu si fiican Bay ku gunaanadantay; haseyeeshee,intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay,ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr啊。 Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta,oo balaadhan awgeedna,waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan蠟kasoo xigano。 Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah,wathaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha,waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino。 Waxaanu se ka duulaynaa yool,oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag,cidii kastaa ha yeelato’e,anaga oo d dhowrayna lahaanshiyaha。

翻譯中...

更多應用信息

最新版本

請求 Hir iyo Hiigsi 更新 5.0

上傳者

Amir Daus

系統要求

Android 4.1+

更多

最新版本5.0更新日誌

Last updated on 2020年10月13日

Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

更多

Hir iyo Hiigsi 螢幕截圖

評論載入中...
語言
訂閱APKPure
第一時間獲取熱門安卓遊戲應用的首發體驗,最新資訊和玩法教程。
不,謝謝
訂閱
訂閱成功!
您已訂閱APKPure。
訂閱APKPure
第一時間獲取熱門安卓遊戲應用的首發體驗,最新資訊和玩法教程。
不,謝謝
訂閱
成功!
您已訂閱我們的郵件通知。