Our website uses necessary cookies to enable basic functions and optional cookies to help us to enhance your user experience. Learn more about our cookie policy by clicking "Learn More".
Accept All Only Necessary Cookies

Tentang Hir iyo Hiigsi

Hir Aqooneed Iyo Hiigsi Nololeed, Waa Qormo Ka Warameysa Arrimo Badan Oo Muhiima

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan.

Dhiganahani waxa uu astaan ​​ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo di cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo di la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal

toilet asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas'uul ka ah lilin kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed 'yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, inti diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan lilin kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Kembali ke atas untuk melakukan yang lain, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato'e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.

Terjemahan Memuat...

Informasi APL tambahan

Versi Terbaru

Permintaan Hir iyo Hiigsi Update 5.0

Diunggah oleh

Amir Daus

Perlu Android versi

Android 4.1+

Tampilkan Selengkapnya

Apa yang baru dalam versi terbaru 5.0

Last updated on Oct 13, 2020

Waxaanu Ku Soo Kordhinay Muuqaalka Guud Oo Aanu Woxogaa Wax-KaBadal Ku Sameynay, Ads-na waanu ku soo darnay...

Tampilkan Selengkapnya

Hir iyo Hiigsi Tangkapan layar

Komentar Loading...
Bahasa
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Berlangganan dengan sukses!
Anda sekarang berlangganan APKPure.
Berlangganan APKPure
Jadilah yang pertama mendapatkan akses ke rilis awal, berita, dan panduan dari game dan aplikasi Android terbaik.
Tidak, terima kasih
Mendaftar
Kesuksesan!
Anda sekarang berlangganan buletin kami.