Sanguni General Trading LLC

Sanguni General Trading LLC

  • 9.5 MB

    Tamaño de archivo

  • Everyone

  • Android 4.3+

    Android OS

Acerca del Sanguni General Trading LLC

Aplicación Sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka

Sanguni aplicación waa aplicación kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida electrónica iyo estacionaria iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.

Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida telefono fijo, celulares, laptops / desktops, camara, impresora, toner, cartucho de tinta, TV, bolsa laptop, sistema de seguridad CCTV, asistencias, seguridad de puertas iwm.

Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni

Suuqa en línea ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtaogal da markatoad waaguni kataoad laxag kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.

Si fudud ku Descargar gareyso App ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Qofka appka sanguni cera kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-Commerce Sanguni App / Store)

1. teléfono fijo

2. móviles:

a. iPhone

segundo. Samsung

C. Nokia

re. Pestañas de ipad ama

3. Computadora

A. laptops

segundo. todo en uno

c-escritorio

4. Impresoras y toners / tintas

5. Electrodomésticos

6. Cámara / accesorios

8. Sistema de seguridad (CCTV)

9. Asistencias

10. Seguridad de la puerta

Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:

a. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Electronic iyo estacionario ay qabaan.

segundo. Iney u keento hadba wixii cusub.

C. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)

Mostrar más

Novedades más recientes 3

Last updated on 30/12/2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Mostrar más

Vídeos y capturas de pantalla

  • Sanguni General Trading LLC Poster
  • Sanguni General Trading LLC captura de pantalla 1

Información de Sanguni General Trading LLC APK

Última Versión
3
Categoría
Empresa
Android OS
Android 4.3+
Tamaño de archivo
9.5 MB
Desarrollador
SOSTEC Technologies
Clasificación de contenido
Everyone
Descargas seguras y rápidas de APK en APKPure
APKPure utiliza verificación de firmas para garantizar descargas de Sanguni General Trading LLC APK libres de virus para ti.

Versiones Antiguas de Sanguni General Trading LLC

APKPure icono

Descarga rápida y segura a través de APKPure App

¡Un clic para instalar archivos XAPK/APK en Android!

Descargar APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies