Sanguni General Trading LLC

Sanguni General Trading LLC

  • 9.5 MB

    Saiz Fail

  • Android 4.3+

    Android OS

Mengenai Sanguni General Trading LLC

Aplikasi Sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida electronics-ka

Sanguni app waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida elektronik iyo pegun iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.

Shirkada sanguni waxay kuu balan qdaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida talian telefon bimbit, telefon bimbit, komputer riba / desktop, kamera, pencetak, toner, kartrij dakwat, TV, komputer riba, sistem keselamatan CCTV, kehadiran, keselamatan pintu iwm.

Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.

Siduu u shaqeeyo Aplikasi ka Sanguni

Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App ka Sanguni marka, wa Ka Sanguni marka kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.

Si fudud ku Muat turun aplikasi gareyso ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.

Qofka appka sanguni wax kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.

Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (Aplikasi / Kedai E-Commerce Sanguni)

1. talian telefon

2. telefon bimbit:

a. iPhone

b. Samsung

c. Nokia

d. Tab ama ipad

3. Komputer

A. komputer riba

b. semua dalam satu

c-desktop

4. Pencetak dan toner / dakwat

5. perkakas rumah

6. Kamera / aksesori

8. Sistem keselamatan (CCTV)

9. Kehadiran

10. Keselamatan Pintu

Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:

a. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Elektronik iyo pegun ay qabaan.

b. Iney u keento hadba wixii cusub.

c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)

Tunjukkan Lagi

What's new in the latest 3

Last updated on Dec 30, 2020
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Tunjukkan Lagi

Video dan tangkapan skrin

  • Sanguni General Trading LLC penulis hantaran
  • Sanguni General Trading LLC syot layar 1

Versi lama Sanguni General Trading LLC

APKPure ikon

Muat Turun Super Pantas dan Selamat melalui Apl APKPure

Satu klik untuk memasang fail XAPK/APK pada Android!

Muat Turun APKPure
thank icon
Kami gunakan kuki dan teknologi yang lain pada laman web ini untuk menambah baik pengalaman anda.
Dengan klik mana-mana pautan pada halaman ini, anda bersetuju dengan Dasar Privasi dan Dasar Kuki kami.
Baca Yang Selanjutnya