
Sanguni General Trading LLC
9.5 MB
حجم الملف
Everyone
Android 4.3+
Android OS
عن Sanguni General Trading LLC
تطبيق Sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida Electronics-ka
تطبيق Sanguni waa app kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida Electronics iyo stationary iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.
Shirkada sanguni waxay kuu balan qadaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida هاتف أرضي ، هواتف محمولة ، أجهزة كمبيوتر محمولة / مكتبية ، كاميرا ، طابعة ، حبر ، خرطوشة حبر ، تلفزيون ، حقيبة كمبيوتر محمول ، نظام أمان CCTV ، الحضور ، أمن الباب iwm
Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.
Siduu u shaqeeyo App ka Sanguni
Suuqa online ka ah ee Sanguni General Trading LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga، waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuaga kaabkasta ee kuag kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku تنزيل تطبيق gareyso ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.
Qofka appka sanguni wax kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (تطبيق / متجر Sanguni للتجارة الإلكترونية)
1. الهاتف الثابت
2. الهواتف المحمولة:
أ. ايفون
ب. سامسونج
ج. نوكيا
د. علامات تبويب Ipad ama
3. الحاسوب
أ. أجهزة الكمبيوتر المحمولة
ب. الكل في واحد
ج- سطح المكتب
4. الطابعات والأحبار / الحبر
5. الأجهزة المنزلية
6. الكاميرا / الملحقات
8. نظام الأمن (CCTV)
9. الحضور
10. باب الأمن
Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:
أ. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Electronic iyo stationary ay qabaan.
ب. Iney u keento hadba wixii cusub.
ج. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +، E-DAHAB، SALAM BANK، MERCHANT)
What's new in the latest 3
معلومات Sanguni General Trading LLC APK
الإصدارات القديمة لـ Sanguni General Trading LLC
Sanguni General Trading LLC 3

قم بتنزيل سريع وآمن بالغاية عبر تطبيق APKPure
قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!