Tentang Sanguni General Trading LLC
Aplikasi sanguni waa sida ugu fudud ed ku heli karto adeegyadaada sida elektronik-ka
Aplikasi Sanguni aplikasi kuu suura galinaya inaad ka hesho baahiyahaaga oo dhan sida elektronik iyo stasioner iyo wixii agab ah eed aduunka uga bahato oo tayaysan. Sanguni waxey kuugu adeegeysaa adigoo gurigaga ama goobtaada ganacsi jooga.
Shirkada sanguni waxay kuu balan qdaysa inay fadhigaga kugu keento alaabaha aad ka dalbatay sida ugu dhaqsiyaha badan.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida telepon rumah, hp, laptop / desktop, camera, printer, toner, ink cartridge, tv, bag laptop, security system cctv, absensi, door security iwm.
Sanguni waxay caan kutahay dalabaadka khaaska ah ee deg dega ah wixii aad dalka gudihisa ka waydo sanguni waxay kuugu kenaysa mudo gaaban idanka alleh.
Aplikasi Siduu u shaqeeyo ka Sanguni
Suuqa online ka ah ee Sanguni Perdagangan Umum LLC waxaad ka heleysaa dhamaan noocyada kala duwan ee Electronics-ka iyo Stationaryga, waxaad ka iibsan kartaa intaad doonto waxaadna ku bixin kartaa lacagta qaabkasta ee kuu suurtagal ah, App ka Sanguni marka kartaa qiima dhimis kasta ee aan sameyno iyo noocyada Electronics-ka cusub ee aan keenno adigoo goobtaada joogo.
Si fudud ku Unduh gareyso App ka Sanguni oo ka adeego goor kasta iyo meelkasta ee aad joogto.
Qofka appka sanguni wax kagata wuxuu helayaa qimo dhimis gaar ah.
Agabyada ay sanguni kuuhayso waxaa kamida (E-Commerce Sanguni App / Store)
1. telepon rumah
2. ponsel:
Sebuah. iPhone
b. Samsung
c. Nokia
d. Ipad ama tab
3. Komputer
A. laptop
b. semua dalam satu
c-desktop
4. Printer dan toner / tinta
5. Alat rumah tangga
6. Kamera / aksesoris
8. Sistem keamanan (CCTV)
9. Kehadiran
10. Keamanan Pintu
Sanguni General Trading LLC waxey muhiimada saareysaa:
Sebuah. Inay ka haqabtirto bulshada baahida Elektronik iyo stasioner ay qabaan.
b. Iney u keento hadba wixii cusub.
c. Inay ku adeegan karaan bulshada hab online waliba casri ah kuna bixin karaan lacagta (EVC +, E-DAHAB, SALAM BANK, MERCHANT)
What's new in the latest 3
Informasi APK Sanguni General Trading LLC
Versi lama Sanguni General Trading LLC
Sanguni General Trading LLC 3

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure
Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!