Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanka

Soomaal Tech
Jul 30, 2021
  • 13.0 MB

    Taille de fichier

  • Android 4.1+

    Android OS

À propos de Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay Kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii Iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay Kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay Iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan Afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa est biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu ISKU deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan Karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mi ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu façon badan Tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane Iyo laba Toona, se waxaan rajaynaynaa en ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha Looga faa'iidaysan Karo qormadana waxaa ka mi ah:

- Dans sheekooyinka Guud Iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Qor Iyo Kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu Dhex addeegsan Karo.

- Dans dhextaal Iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, Goor kasta.

- Dans lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan Karo, Iwm ...

« Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ... »

Voir plus

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jul 30, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!

Vidéos et captures d'écran

  • Murtida Abwaanka Affiche
  • Murtida Abwaanka capture d'écran 1
  • Murtida Abwaanka capture d'écran 2
  • Murtida Abwaanka capture d'écran 3

Vieilles versions de Murtida Abwaanka

APKPure icône

Téléchargement super rapide et sûr via l'application APKPure

Un clic pour installer les fichiers XAPK/APK sur Android!

Téléchargement APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies