Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanka

Soomaal Tech
Jul 30, 2021
  • 13.0 MB

    Ukuran file

  • Android 4.1+

    Android OS

Tentang Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay Hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa adalah biirsaday awgood waxa Aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka mid ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu cara badan tahay, mana ku soo koobmi Karto Hal dhigane iyo AGRO Toona, se waxaan rajaynaynaa di ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka mid ah:

- Dalam sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar Al Quran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu DHEX addeegsan karo.

- Dalam dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, goor kasta.

- Dalam lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

“Murtidan qaarkood waxa Aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna Aanu u hayno dedaalkooda ...”

Tampilkan Selengkapnya

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jul 30, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Tampilkan Selengkapnya

Video dan tangkapan layar

  • Murtida Abwaanka poster
  • Murtida Abwaanka screenshot 1
  • Murtida Abwaanka screenshot 2
  • Murtida Abwaanka screenshot 3

Versi lama Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanka 9.0

13.0 MBJul 30, 2021
Unduh

Murtida Abwaanka 7.0

16.1 MBJun 6, 2021
Unduh

Murtida Abwaanka 6.0

11.8 MBSep 30, 2020
Unduh

Murtida Abwaanka 1.0

24.4 MBFeb 11, 2018
Unduh
ikon APKPure

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure

Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!

Unduh APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies