Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanka

Soomaal Tech
Jul 30, 2021
  • 13.0 MB

    Dung lượng tệp

  • Android 4.1+

    Android OS

Giới thiệu về Murtida Abwaanka

Murtida Abwaanku waa qormo kooban oo dhaxal reebi doonta suugaanta soomaalida.

Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo.

Anaguna, arrimahaa là biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu ISKU deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka giữa ah suugaantaasi.

Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu cách Badan tahay, mana ku soo koobmi karto hal dhigane iyo LABA Toona, se waxaan rajaynaynaa trong ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka giữa ah:

- Trong sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah, ee qaar qoran iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu dhex addeegsan karo.

- Trong dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan ​​u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, Goor Kasta.

- Trong lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...

“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr ah, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”

Hiển thị nhiều hơn

What's new in the latest 9.0

Last updated on Jul 30, 2021
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Hiển thị nhiều hơn

Video và ảnh chụp màn hình

  • Murtida Abwaanka bài đăng
  • Murtida Abwaanka ảnh chụp màn hình 1
  • Murtida Abwaanka ảnh chụp màn hình 2
  • Murtida Abwaanka ảnh chụp màn hình 3

Thông tin APK Murtida Abwaanka

Phiên bản mới nhất
9.0
Android OS
Android 4.1+
Dung lượng tệp
13.0 MB
Nhà phát triển
Soomaal Tech
Tải APK an toàn và nhanh chóng trên APKPure
APKPure sử dụng xác minh chữ ký để đảm bảo tải APK miễn phí virus cho Murtida Abwaanka.

Phiên bản cũ của Murtida Abwaanka

APKPure biểu tượng

Tải xuống siêu nhanh và an toàn thông qua Ứng dụng APKPure

Một cú nhấp chuột để cài đặt các tệp XAPK/APK trên Android!

Tải về APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies