About Goobjoog
Goobjoog, Degso oo ka daalaco wararka ku saabsan Soomaaliya iyo dibaddeedaba.
Goobjoog, Degso oo ka daalaco wararka ku saabsan Soomaaliya iyo dibaddeedaba.
Si aad ula socoto wararka gudaha iyo guud ahaan dunida, degso oo ku shubo telefoonkaaga barnaamijka wararka ee Goobjoog, kaas oo leh awoodaha hoos ku xusan:
- Hel ogeysiis mar kasta oo warbixin cusub la soo geliyo bogga internet-ka ee Goobjoog
- Kula wadaag saaxiibbadaada wararka aad ka hesho ama xiisaha leh (Whatsapp, Facebook, Twitter, Viber, LinkedIn) iyo kuwa kale.
- Daalaco qeyb gaar ah oo aad wararka ka xiiseyneyso, sida gudaha, dibadda, warbixinnada, cayaaraha iyo kuwa kale.
- Si fudud qeybta sare uga xulo wararka oo English ama Soomaali ah, hadba afka aad xiiseyneyso.
- Ka daawo muuqaallada ugu xiisaha badan ee ka baxa Goobjoog TV.
- Ka aqriso qormooyin iyo aragtiyo ay leeyihiin dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda, bani aadannimada, horumarka dhaqaalaha, caafimaadka, cayaaraha iyo kuwa kale.
- Xulo bisha aad sida gaarka ah u daneyneyso in aad wararkeeda hesho, ama aad daalacato.
- Si dhow ula soco wararka ugu kulul, uguna muhiimsan ee gudaha Soomaaliya, sida, ammaanka, aqalka hoose, aqalka sare, maamul goboleedyada (si mid mid ah), Banaadir iyo kuwa kale.
- Xulo warbixinnadii ugu dambeeyey adigoo keliya taabanaaya sawirka warkaas.
Degso oo telefoonkaaga ku shubo barnaamijka Goobjoog, si aadan u seegin wararka aad daneyneyso.
What's new in the latest 1.0
Goobjoog APK Information
Old Versions of Goobjoog
Goobjoog 1.0

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App
One-click to install XAPK/APK files on Android!