shuruDhise

Looskey
Dec 23, 2020
  • 6.7 MB

    Ukuran file

  • Android 4.0.3+

    Android OS

Tentang shuruDhise

Way fiican tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.

Aplikasi shuruDhise waa yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.

shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:

- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.

- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.

- Aaway ?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.

- Kee badan: dooro midka ugu badan.

shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100% keento dhamaantood.

INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.

Tampilkan SelengkapnyaTampilkan sedikit

What's new in the latest sh003

Last updated on 2020-12-24
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay

Versi lama shuruDhise

shuruDhise sh003

Dec 23, 20206.7 MB
Unduh

shuruDhise sh001

Nov 7, 20203.4 MB
Unduh

shuruDhise 1.0.10

Oct 22, 20203.4 MB
Unduh

Pengunduhan Super cepat dan aman melalui aplikasi APKPure

Sekali klik untuk menginstal file XAPK/APK di Android!

Unduh APKPure