shuruDhise

Looskey
Dec 23, 2020

shuruDhise 정보

Way fiican tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.

shuruDhise waa app yar oo kooban, waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa, xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.

shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan :

-Isla-bixi : wixii isleh isla bixi.

-Tiradee maqan : raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.

-Aaway ?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.

-키 바단 : dooro midka ugu badan.

shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100 % keento dhamaantood.

INTAN KUMA EKAAN DOONO, waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.

더 보기접기

What's new in the latest sh003

Last updated on 2020-12-24
☑ Horumarin ayaa lagu sameeyay
☑ Sheekooyin ayaa lagu daray
☑ Cillado ayaa la xalliyay

shuruDhise의 오래된 버전

APKPure 앱을통한매우빠르고안전한다운로드

한번의클릭으로 Android에 XAPK/APK 파일을설치할수있습니다!

다운로드 APKPure