在APKPure安全快速地下載APK
APKPure 使用簽章驗證功能,確保為您提供無病毒的 shuruDhise APK 下載。
Way Fiican Tahay inaad ka shaqaysiiso Maskaxdaada !.
shuruDhise waa app yar oo kooban,waxanaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa,xasuustiisa iyo dadaalkiisaba。
shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:
-Isla-bixi:wixii isleh isla bixi。
-Tiradee maqan:raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay。
-Aaway ?: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada單桅帆船。
-Kee Badan:dooro Midka Ug Badan。
shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay。 Iskudday inaad 100%keento dhamaantood。
INTAN KUMA EKAAN DOONO,waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo。