تنزيلات APK آمنة وسريعة على موقع APKPure
يستخدم APKPure التحقق من التوقيع لضمان تقديم تنزيلات خالية من الفيروسات لـ shuruDhise APK لك.
طريقة فييكان طهاي ايناد كا شقايسيسو ماسككسداادا !.
shuruDhise waa app yar oo kooban، waxaana ku jirta Ciyaaro maskaxeed ka caawina qof isticmaala inuu firfircooni gali maskaxdiisa، xasuustiisa iyo dadaalkiisaba.
shuruDhise waxa uu ka kooban yahay ciyaarahan:
- Isla-bixi: wixii isleh isla bixi.
- Tiradee maqan: raadi tirada maqan oo ku miizaan tirooyinka lagu siiyay.
- بعيد ؟: raadi sawirka maqan adigoo la kaashanaya xasuustaada dhow.
- كي بادان: dooro midka ugu badan.
shuruDhise waxa kale uu leeyahay meel aad ku ogaanayso natiijo ahaan waxa aad keentay. Iskudday inaad 100٪ keento dhamaantood.
INTAN KUMA EKAAN DOONO، waa la kordhin doonaa hadduu Alle idmo.
قم بتثبيت ملفات XAPK/APK بنقرة واحدة على أندرويد!