Iwad Macmiil

Iwad Macmiil

iWAD
Dec 24, 2022
  • 10.0 MB

    File Size

  • Android 4.4+

    Android OS

About Iwad Macmiil

Ka dalbo bajaaj sharciyeesan goobta aad joogto waqti walbo

Isticmaal oo ka noqo darawal barnaamijka IWAD DARAWAL. Shaqeey markaad rabto oo kasbo lacag dheeraad ah.

Naga caawi inaad u qaado dadka iyo waxyaabaha meesha ay u baahan yihiin in la geeyo.

Danta kuugu jirta inaad istimicmaasho barnaamijka IWAD DARAWAL?

- Lacag kasbasho ka noqo Darawal IWAD DARAWAL oo kasbo lacag dheeraad ah.

- Macaamiil badan waxaad heleysaa koor sooyin badan

- Madax adaa isku ah jedwalkaada su shaqey. Xiligaad rabto soo gal, xiligaad rabto ka bax.

- Qaad rikaab kasto laamiga rikaabka taagan qaad oo dalab kaliya kuma xadidnid.

- Kasbo Lacag Badan ku shaqeey mitir oo waqti yoosan kaaga lumin gorgortan.

- Goob kasto ka shaqeey ka qaad koorso goob kasto aad joobto.

- Lacag Joogta ah aad bixineyso maleh waxaad bixinaysaa oo kaliya markaad Shaqeyso. Guushaadu waa guusheena

Sideen isku diiwaan geliyaa?

• Soo dajiso barnaamijka IWAD DARAWAL oo gudihiisa iska diiwaan gali.

• Waxaan kula soo xiriiri doonaa 24 saacadood gudahood. Waxaana kugu hagi doonaa waxa xiga ee aad samaynayso.

• Markaa la Xaqiijio dukumintigaaga, waxaa bilaabi kartaa isticimaalka Barnaamijka IWAD DARAWAL.

Ujeedada barnaamijka IWAD waa inay u keento gaadiid deg deg ah, la isku halleyn karo oo la awoodi karo Kumanaan dad ah. Iyadoo sidoo kale ka caawineysa kumanaan darawallo ah inay biishaan qoysaskooda.

Nagala soco baraha bulshada wixii cusbooneysiin ah, iyo qiimo dhimis!

Facebook — https://www.facebook.com/iwad/

Instagram — https://www.instagram.com/iwad_darawal

Show More

What's new in the latest 1.1

Last updated on Dec 24, 2022
Minor bug fixes and improvements. Install or update to the newest version to check it out!
Show More

Videos and Screenshots

  • Iwad Macmiil poster
  • Iwad Macmiil screenshot 1
  • Iwad Macmiil screenshot 2
  • Iwad Macmiil screenshot 3
  • Iwad Macmiil screenshot 4
  • Iwad Macmiil screenshot 5
  • Iwad Macmiil screenshot 6
  • Iwad Macmiil screenshot 7

Iwad Macmiil APK Information

Latest Version
1.1
Android OS
Android 4.4+
File Size
10.0 MB
Developer
iWAD
Safe & Fast APK Downloads on APKPure
APKPure uses signature verification to ensure virus-free Iwad Macmiil APK downloads for you.

Old Versions of Iwad Macmiil

Iwad Macmiil 1.1

10.0 MBDec 24, 2022
Download
APKPure icon

Super Fast and Safe Downloading via APKPure App

One-click to install XAPK/APK files on Android!

Download APKPure
thank icon
We use cookies and other technologies on this website to enhance your user experience.
By clicking any link on this page you are giving your consent to our Privacy Policy and Cookies Policy.
Learn More about Policies